Hubaal Broadcasting Service
20/04/2026
GREDO Somalia, iyadoo kaashaneysa Save the Children in Somalia, ayaa si guul leh u daah-furtay dallada CSO-led Permanent Youth Platform ee magaalada Baydhabo. Dalladan ayaa ah mid mideyneysa ururrada bulshada rayidka ah iyo hay’adaha dowladda, kuwaas oo wadajir uga shaqeynaya horumarinta iyo ka-qaybgalka dhallinyarada. Madashan waxay taageero ka heleysaa Mashruuca DANIDA SPA, oo ay maalgeliso Dowladda Denmark, iyadoo ujeedadeedu tahay xoojinta codka iyo doorka dhallinyarada ee nabad-dhisidda, iyo horumarinta bulshada.
Maamul kuxigeenka jaamacadda Ganaane oo ka hadley booqashada Xisbiga Cadaalada iyo Wadajirka JSP oo wacyigelinta bulshada ka bilaabey jaamacadaha Magaalada Baydhabo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Baydhabo