Robow Creativity

Robow Creativity

Share

19/03/2026

Mubaarak!

Waxaan dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana naga dhigo kuwii farxad iyo barwaaqo ku ciida. ๐Ÿคฒ

15/04/2023

MUXUU YAHAY WAQTIGU?๐Ÿค”

โ™งWaa waxa ugu weyn uu allaah aadanaha ugu nimceeyay, waana xili qof kasta soo maraya inta uu noolyahay dibna aan ugu soo laabaneynin inuu ka sheekeeyo ma ahane.

Hadaba qof kasta waa inuu isku dayaa siduu uga faaideysan lahaa fursadaha soo mara, maxaa yeelay waqtiga waa fursad alle ku siiyay hadii aad ka faaโ€™ideysan wayso way ku dhaafeysaa, waxaadna ka shalaayni doontaa xili uu waqtigaas ku seegay.

Higasho>>>Buuga maareynta waqtiga.
Qore: Maxmed Sheekh Axmed Khaliif.

04/11/2022

Fahamka Nafteena Waa furaha Noolasheena.

โ”โ”โ”โ”โ”| ๐…๐š๐š๐ก ๐…๐š๐š๐ก๐ข๐ง |โ”โ”โ”โ”โ”
๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ: โž  FAHAHKA NAFTEENA WAA FURAHA NOOLASHEENA.
๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ: โž  Sh.Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil.(Garab-Cad)

๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ: โž  PDF.

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: โž  1.32 MB.
๐—•๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ: โž  181 Bog.

Kala soo deg linkiga comment-iga ugu horeeya.๐Ÿ‘‡

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


0615379851
Baydhabo