Warfaa

Warfaa

Share

Photos from Warfaa's post 15/01/2024

Asiya 4 isbuuc kahor ayuu arooskeeda Ka dhacay magaalada doolow ee gobolka gedo, Isla maalintaas waxaa geeriyotay ayeydeed hooyo, oo hambalyadi tacsi baa dabooshay, isbuuc kadib ayaa saygeedi oo Nairobi Ku sugan loo kaxeeyey, waxaana sii galbisay habaryarteed hooyadeed la dhalatay oo uwadday Nairobi,

Waa qadarta eebee, duleedka magaalada gaarisa ayey shil gaari Ku galeen, waxaana Halkaas Ku geeriyoday dhowr qof oo ay kamid tahay habaryarteed oo ah qofkii inanta uwaday gurigii ay Ku aqalgali laheyd oo Ka diyaarsanaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, Asiyana dhaawac daran ayaa soo gaaray, waxaana dhiig kaga furmay madaxa kooma ayeyna gashay, qaliin ayaa lagu sameeyey waana lagu guuleystay balse isbuuc kadib shilka, saaka ayuu illahay oofsaday oo ay Ku geeriyotay Nairobi,

Walaasheen aasiya waxay aheyd qof wanaagsan oo dhowrsan, Asturan, waalidkeedana baari u'ah, allaha Unaxariisto dhamaan qoyskana Samir iyo iimaan allaha nagasiiyo, aamiin.

Abdifatah Dirir.

15/01/2024

Matijaabisay dadka caanka ah waligaa inay kuu jawaabaan hadaad fariin udirtid.
.

20/04/2023

Waxaan munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed Hambalyo udirayaa Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka meel kastoo ay joogaan, Ehelka iyo Saaxiibada. Waxaan leeyahay Ciid Mubaarak.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Baydhabo