CADE ISACK

CADE ISACK

Share

21/08/2023

Waan ka xunahay saaxiib, albaabada waa in la xidhaa 6pm.

21/08/2023

Photographer unknown.✨🩶

19/08/2023

Even though I'm not feeling well, I will fight for my dream! 🥰🥰







mind challenge mind challenge mood







 




28/02/2022

Cabdiraxman Xasan oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa go,aansatay walaashiisa ka yar Xamdi inuu u bixi mid kamid ah kelidiisa maadaama walaashiis yar ay ka xanuunsatay labada keliyadood isla markaana ay u shaqeyn waayeen. cabdiraxmaan iyo Xamdi waxa ay maanta ay qaliin ku gali doonaan isbitaal ku yaala dalka hindiya.

Xamdi oo ah gabadh 13 jir ayaa horey loo geeyay isbitaal ku yaala magaalada Hargeysa, waxa ayna dhaqaatiir sheegeen in Xamdi labadeeda Keli aysan shaqeynin isla markaana ay u baahan tahay in loo galiyo keli shaqeynayso oo deg deg ah. Cabdiraxma oo ah walaalkeeda ka wayn ayaa ku fiirsan waayay xaalada ay ku jirto walaashiis Xamdi, waxa uuna go,aansatay inuu u bixiyo mid kamid ah kelidiisa si uu badbaadiyo nolosha walaashiis Xamdi.

Cabdiraxmaan iyo Xamid waxa ay bulshada Somaliyed ka codsadeen inay u soo duceeyaan maadaama 7 saacadood oo qaliin ah ay geli doonaan maalin berri. fadlan si naxariis ku jirto aan ugu wada duceyno. siina faafi si ay dadkale ugu duceyan.

CADE ISACK

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Ex Lamijijab
Baydhabo
N/B