Isaaq Designer

Isaaq Designer

Share

Photos from Isaaq Designer's post 25/07/2023

✌️

26/12/2022

Nin oday baa gabar yar la aqal galay habeenkii arooskooda waxey ku heshiiyeen ineey 8 wareeg ciyaarta kadhigaan.

Markii ay 6 wareeg marayaan ayeey gabadhii tiri oday 4 ayaad mareysaa ee LA soco.

Waxay ku murmeen 6 wareeg ayaan mareynaa oo 2 ayaa noo dhiman iyo mayee 4 baan mareynaa oo 4 kalaa noo dhiman.

Gabadhii hooyadeed oo qol ku dhow jiiftay oo dooda maqashay ayaa tiri maxaad isku heysataan.

Odeygii oo neef tuuraayo oo 2 wareeg u dhimantahay 2na laga inkiray oo sidaa 4 looga rabo ayaa la soo booday hooyo xisaab baan isku heeysanaa.

Maamadii baa kadartoo tiri Hooyo inkaar qabtadu xisaabta weey ku xuntahaye koow uga soo bilow. Odeygii yaab iyo amakaag tolow kadib maxaa dhacay.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

10/12/2022

Congratulations Morocco 🇲🇦🇲🇦

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo