Fadka

Fadka

Share

08/11/2025
11/11/2021

hadii Oonta lagu daro
Uffo iyo wax siigo leh
Uursami laguma Cuno
Ixtiraamna waa gini
Aadmiga uJara sharaf

Gini/fuluus/lacag 💰💰💰💰

11/11/2021

MASHA ALLAH: Qunsulka guud ee Ingiriiska u fadhiya magalada Jiddah ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa qaatey diinta Islaamka, wuxuuna magaciisa ubadilay Seif, wuxuuna booqday Masaajidka Nabiga N.N.K.H.

Baraha bulshada ayaa aad loogaga falceliyay, dad badan oo muslimiina ayaa uduceeyay Allah na uga baryay inuu ku sugo diinta xaqa ah ee Islaamka.

W/Q Shardiid Macalin.
Voss Tv.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Baraawe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Baraawe