Nagiib Media

Nagiib Media

Dela

Journalist based in Hargeisa Somaliland, Reporting and News Broadcast Bulsho Tv
Development Studies in Degree Level, Experienced journalist who Workes local media Last 10 Years.

05/06/2026

Aadan Dhoolayare oo xasan sheekh iyo mucaaradka muqdisho fariin u diray

05/06/2026

"Cismaan Kujare ninka iikeena madaxiisa lacag ayaan saarayaa oo.." https://youtu.be/AwrZc9jFV_Q

05/06/2026

"Nin wayn oo ceelkii Hargeysa ah ayaa inooyimid musharax aadan dhoolayare.."

05/06/2026

“Taako kasta oo Qudus ka mid ah Islaamka ayaa leh, Y.uhuud ma leh"Sh.Shacbaan

Khudbaddii Jimcaha Sh.Shacbaan

04/06/2026

"Geeri diyaar ayaanu u nahay laakiinse.." Xasan Cali Khayre

04/06/2026

"Ninka walaalkii lagu dilayo sheekh ee Barbera Hurdow.." Rooda Cabdi Muuse

04/06/2026

Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland.

04/06/2026

"Magaalada Shiikh waxa ka dhacay waa wax aad looga xumaado oo aan sinaba loo aqbali karin. Marka kasta oo uu dhaco mudaharaad wax lagu diidan yahay ama mid rabshad wata in dad shacab ahi ku dhintaan oo ku dhaawacmaan oo aan hadana waxba laga baran ee halkii h**e uun laga sii wado maaha.

Haweenay aan hubaysnayn ayaa ku dhimatay Shiikh. Dadka goob jogayaasha ahi waxa ay leeyihiin xabad Booliisku riday ayaa ku dhacday. Sharci ahaan xoogga ay Booliisku isticmaalayaan waa inuu u dhigmo awoodda lagaga hor yimi (proportionality). Dad waxa u wayn ee ay sitaan uu yahay dhagax maaha in xabad lagu rido.

Waa in arinkaas baadhitaan madax-banaan lagu sameeyo.

Xukuumaddu waa inay abuurto unug ka tirsan Booliiska oo u tabobaran una haysta qalab sida loo mareeyo mudaharaadyada rabshadda wata (riot)." Guuleed Dafac

04/06/2026

Saldhigii Dagmada Sheekh oo mudaharaadayaal gadoodsani taayiro ku gubeen

04/06/2026

Alle haw Naxariistee Maanta Mudaharaad Ka Dhacay Degmada Sheikh Ee Gobolka Saaxil Waxa Ku Geeriyootay Canab Cumar jaamac Mudaharaad Kan ayaa Salka Ku Hayay Xaddhiga Suldaan Qabile Oo Ku Xidhan Degmada Mandheera Ee Gobolka Saaxil.

Vill du placera din affär längst upp i Medieföretag-listan i Stockholm?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Telefon

Adress


Stockholm
53436