Warsan

Warsan

Share

11/02/2024

Amazing Pencil sketch picture of poor cat rescued from rain on road by girl ❤❤💔






















🟢🌿Today,s Best photo🖤 ❤️🌸
👉 Follow for more

08/09/2023

Farqiga ragga iyo dumarka.

Waxa la yidhi markii malaa’igtu ay tiri Aadam ma jeceshahay xaawa?

Wuxuu yiri: Haa

Oo markay Xaawa weyddiiyeen, ma jeceshahay isaga?

Waxay tidhi: Maya

Qalbigeedana jacaylkuu u qabo laba laab ayey jeceshahay.

Oo markii Eebbe Aadan dhulka ku soo dejiyey, Aadan maalintii buu Xaawa raadiyey, habeenkiina wuu seexanayey.

Xaawa habeen iyo maalin bay raadinaysay iyada oo aan caajis iyo hurdo toona dareemin.

Markii ay kulmeen ka bacdi ayuu Aadan ku yiri:- Maalintii waan ku raadinaayey, habeenkiina waan seexan jiray.

Waxey ugu jawaabtay: Waligay kuuma raadin, waa aan sugayay inaad timaado.

Tani waa dumarka tan iyo markii la abuuray, waxay qarisaa wax walba oo qalbigeeda ku jira kibirkeeda aawadeed.

Ha ku xukumin hadalkeeda iyo ficilkeeda, sharafteedu wax walba way ka sarraysaa.😊

Want your business to be the top-listed Media Company in Doha?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Doha Street
Doha