STAR FOX TECH

STAR FOX TECH

Share

27/09/2020

BULB CAMERA !
Waa Camerada qarsoon muuq ahaan u eg Nalka Guryaha lagu xirto Qabashada aragtida 360 Wareeg.

Waxaa ka socon kartaa dhaq dhaqaaqa goobta aad ku xirto meel wal aad joogto.
- Waxaa ku xireysaa Mobilkaaga gacanta adiga isticmaalayo WIFI & DATA.
- Waxaa gelin kartaa Micro SD dib ayaa u daawan kartaa muqaalada ee duubtay.
Hadii aad u baahantahay Maclumaad intaa ka baxsan Fadlan Fariin Noo Dhaaf.

Photos from STAR FOX TECH's post 13/06/2019

BULB CAMERA !
Waa Camerada qarsoon muuq ahaan u eg Nalka Guryaha lagu xirto Qabashada aragtida 360 Wareeg.

Waxaa ka socon kartaa dhaq dhaqaaqa goobta aad ku xirto meel wal aad joogto.

- Waxaa ku xireysaa Mobilkaaga gacanta adiga isticmaalayo WIFI & DATA.
- Waxaa gelin kartaa Micro SD dib ayaa u daawan kartaa muqaalada ee duubtay.

Hadii aad u baahantahay Maclumaad intaa ka baxsan Fadlan Fariin Noo Dhaaf.

15/02/2019

Waxaa ishaada qaban ayee CCtv Camera qabataa, Waa ku muhiim in aad ku xirato gobtaada ganacsi iyo Hoygaaga hadii aad dareyn qabto si naftaada u kifaaxdo.

Hadii bahidaada tahay in aad xirato waxaa ku qabneynaa Adeeg hufan Iyo Qeymo Macquul ah.

10/02/2019

Waa ku badbaado in aad rugtaada ganacsiga aad ku xirato CCTV CAMERA si aad ula socoto dhaq dhaqaaqa Gobtaada ganacsiga !

Dalabkaaga goob walbo ayaa kugu soo gaarseyneynaa, Alaab tayo leh, Qeymo Macquul ah, Hal sano gudahooda hadee cilad ku timaado qalabka waa mid masuuliyadeyda na saarantahay.

09/02/2019

Waxaa ku haynaa Camera CC TV WIRELESS oo aad si sahlan Mobilka gacantaada aad u la socon karto dhaq dhaqaaqa Gobtaada ganacsiga ama Gurigaaga gob walbo aad aduunka ka joogto .

Want your business to be the top-listed Business in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

7 TH Street EASLEIGH, CITY MARK ELECTRONICS BASE SHOP NO. 26
Nairobi

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00