Horseed Tech.

Horseed Tech.

Share

01/07/2021

Gudoomiyaha Jamciyada & Maamulka Shirkada Horseed Tech Waxay Si Wadajir Hambalyo Ugu Dirayaan Ummada Soomaliyeed Munaasabada 1-da Luulyo Awgeed, Waxaan Si Gaar Hambalyo H Dirayaan Ardayda Soomaaliyeed Ee Wax Ka Barata Dalkani Suudaan

Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™

23/02/2021

Bahda Horseed Tech Waxay Hambalyo Udirayaan Maamulaha Shirkadda Oo Loo Doortay Inuu Noqdo Gudoomiyaha Madasha Aqoon-Wadaag

Gudoomiye Yaxye Caabi Ayaa Ah Shaqsi Howlkar ah, Bulshadana Meel Ooga Jira
Bahda horseed group waxaa ku midaysan xirfadlayaal hanaan hogaminimo leh bulshadana ugu adeega xirfadoooda kuna hogaamiya Hormarka

Waxaan Eebbe Wayne uga baryaynaa inuu xilkaa alle ku Asturo

Photos from Horseed Tech.'s post 13/12/2020

Xaflada Daahfurka Shirkada Horseed Tech Ayaa Ka Dhacday Magaalada Khartoum Habeenimadii Khamiista Aheyd 10 Dec
Shirkadaan Oo La Aasaasay Horaantii Sanadkan Ayaa La Daahfuray
Shirkadaan Ayaa Ah Shirkad Ushaqeysa Hab Online Ah Bixisana Adeegyo Kala Duwan

Xaflada Isugu Jirtay Daahfurka & Xilwareejinta Gudoonka Ururka SOCSA Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Martisharaf Badan
Waxaa Ka Hadlay Xafladaasi Maamulaha Shirkada Yaxye Caabi Cabdi Kana Warbixiyay Taariikhda & Marxaladaha Laga Soo Maray Aasaaska Shirkada Horseed Tech & Hiigsiga Lag Leeyahey Sidoo Kale Sababaha Ku Kalifay Aasaasitaanka Shirkada

Sidoo Kale Waxaa Asna Ka Warbixiye Maamule Kuxigeenka Shirkada Oo Asna Sheegay Adeegyada Shirkada U Hayso Bulshada Ree Khartoum, Sidoo Kale Sheegay In Waxyaalo Free Ah Jiri Doonaan

Xafladan Ayay Kasoo Qaybgaleen Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada & Gudoonada Ururada Soomaaliyeed Ee Ka Dhisan Dalkani Suudaan
Marti Sharaftii Meesha Ka Hadashay Ayaa Bogaadiyay Halabuurkaan Sheegayna Inay Diyaar U Yihiin La Shaqeyn & Garab Istaag Buuxa

Gudoomiyihii H**e Ee SOCSA & Gudoomiyaha Cusub Ee Xilka Lagu Wareejinaye Ayaa Iyagana Bogaadiye Soona Dhaweeyay Kuna Bogaadiyay In Ardayda La Imaadaan Waxtar & Halabuur Bulshada Wax kusoo Kordhiya

Mahadsanidiin Dhamaan 😍

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Nairobi