Mahad Rage
19/03/2026
Ciid wanagsan ciidaan waxaan kuciidaa southAfrica.
Waxaa layaab ah lama tukanaayo salaada ciidul fidriga sabab too ah musajidyada location ka aan jogo waaxeran yihiin.
Waxaa maamula Niman culumo sheganaya oo Hindi ah qeybta ay maamulaan kuwa somalida ahne lacag aala siihaa si aysa ufurin musajida ay mamulaan.
Marka waxaan rabaa wax aan sameyo aan aqo la,ahy culimada iigu sher gareya posti gaan
Geda boy waa nin caan ah oo kuso caan baxay wax yabaha galmadaa balse hadal aw yiri habiin dhawed oo vierel noq dey ayaa waxaa uso jawaabey wiilkaan oo Barta tiktok kusoo gala magaca "gurbiye"
Waxa aw ushegay waxwalba oo culimadu ushegi leheed balse ayaan daro waa inowsa dhageysen oo aw isleyahy waa gb ama waa nin raba inow kugu soo caan boxo.
Yarkaan sida tusalaha aw ugu soo qaatey hadii lafiriyo waa sida saxan oo dadka hada jira wax logu tusaleyo
Follow dhaha page ka Mahad Rage
Waxaa jira dadkii Lipia jogey oo domihii racaya ilaa March 8 iyo hada March 15 tahy.
Waxey hami kicinayaan dadkii kale oo wadanka jogey iyo kuwa Africa joga.
Hada gabadhaan waxey isweydii neysaa su,aalo fara badan bal daawo oo hadaa wax jawaab ah heyso comments ka👇
Follow dhaha page ka Mahad Rage
Gabadhaan oo katagtay kenya 🇰🇪 ayaa aadey cumro kadib waxey lakulantay qiso yaab leh.
Bal dhageyso 2da arin oo yaabka leh oo aylakuluntay follow dhaha page ka Mahad Rage
see...moree
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Eastleigh