Mogadishu post
Garbash kulul
Hala soo xiro kuwaan
Siidow saan maxaa waaye ma sheegee marka
HD1 Live 1 Live 2 Live 3 Live 4 Live 5 Live 6 Live 7 Live 8 Reload ⟳
Atlanta vs liverkusen
HD1 Live 1 Live 2 Live 3 Live 4 Live 5 Live 6 Live 7 Live 8 Reload ⟳
🤣🤣
Garhaye vs garyaqan
21/05/2024
Ciidanka Booliska Soomaliya ayaa degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir ka soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka waday degmadaas.
Dadka lasoo xirxiray ayaa gaaraya 15 qof oo iskugu jira Rag iyo Dumar, dadkaan ayaa ku eedeysan inay soo abaabuleen banaanbaxyo rabshado dhaliyey oo khasaare dadkii maanta banaanbaxa ka dhigay degmadaas ayaa dalbanayey in qabiilkooda la siiyo guddoomiyaha degmadaas oo dhowaan dowladda ka heshay aqoonsi rasmi ah oo degmanimo.
Booliska oo soo bandhigay sawirrada dadka lasoo qabtay ayaa sheegay in la horgey doono maxkamad, iyadoo mar kale looga digay shacabka ku nool caasimadda inay ka fogaadaan wax kasta oo amniga liddi ku ah.
Dhalalinyaradan ayaa kasoo jeeda abagal gaar ahaan reer mantan waxeyna sheganayan in meesha dadkooda dagaan qof kalena uu gudoomiye ka noqo karin
Shacabka iyo weriyaasha in Afka la qabto Muqdisho maku hagaageysaa? Haddii ay xaalada sidaan sii ahaato maxaa xigi doono?
Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu hogaaminayay banaanbaxyo looga soo horjeeday dowladii h**e waxa uuna dhowr jeer sheegay in banaanbaxyadu yihiin xaquuq dastuuri ah, balse hadda waxaa socda wax ka duwan arrintaas.
Mudane madaxweyne dib isagu laabo
Agaasimaha Guud ee NISA oo tallaabo culus qaaday ayaa maanta is beddal ku sameeyay hoggaanka hay’adda Nabad-sugidda, isaga oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis
Sanbaloolshe ayaa Taliyaha Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir loo magacaabay C/fataax Shaaweeye, waxaana xilkaas horay u hayay Muxiyaddiin Warbac.
Sidoo kale waxaa Taliyaha Nabadsugida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loo magacaabay C/qaadir Xaayow, waxaana xilkaas laga qaaday Gaashaanle Sare Xamdi oo dhowaan uun uu dalacsiiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Dhinaca kale Muxiyaddiin Warbac oo isna labadii sano ee la soo dhaafay ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Kaaliyaha Amniga ee Hey’adda NISA.
Amar xilka qaadis guud ahaan Saraakiisha Habargidir ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida NISA.
Waxaa guud ahaan xilalkii laga qaaday Saraakiishii Habargidir ee NISA.
1- Taliyahii Airport-ka NISA Xamdi Xarawo , Sacad Habargidir.
2- Taliyahii Amniga taliska NISA , Xasan Yuuro, Ceyr Habargidir.
3- Taliyahii Kontoroolada NISA Cabdiqani Ceyr , Habargidir.
4- Taliyahii Ciidanka goboladda NISA Maxamed Xasan , Sacad Habargidir. Warqadiisa xilka qaadista waa la qoray.
5- Agaasimaha Maaliyadda NISA, Mr Abdinur Kulane , Saleebaan Habargidir Warqadiisa xilka qaadista waa la qoray.
6- Taliyaha Waaxda Maamulka Ciidanka , Mohamed Warsame Koofi, Ceyr Habargidir.
7- Taliyaha Waaxda Carabta Cabdi Casiis Caabi, Ceyr Habargidir.
Dhamaan Saraakiishaan xilalkii ay hayeen waxaa loo magacaabay Saraakiil Abgaal ah, iyo Sarkaal u dhashay Xawaadle.
Xamdi Xarawo oo la wada og yahay taariikhdeeda halgan, in loo bixiyay Madaalaha NISA haddii maanta la xurmeeyn waayay ee qabiil dartiis loo eryay , waa nasiibdaro ku dhacday saraakiisha amniga oo dhan.
Sikastaba ha ahaatee, Amarkaan wuxuu dhigayaa in dhamaan Hay’adda Sirdoonka Somalia laga saaro Saraakiisha miisaanka culus ee beesha Habargidir kuwaas oo la rumeeysan yahay ineysan qaban karin shaqo ka baxsan arrimahooda.
XIGASHO. DAAHIR ALASOW
QABYAALADU HA WAARTO.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Dublin