Yassin
19/11/2024
Bad kalluun ku jira kolay ku tahay ama se koob shaah ah,
Nin ba kadabkii loo qoray Illaah wuu la kulansiine,
Inaan ruux na soo korodhsanayn kaa ha la ogaado.
Abwaan Ismaaciil Mire Cilmi (AUN)
Ha Quusan " Inaad Quusato Waa Addoo Nool inaad dhimato " Sh Mustafe H Ismail "
15/11/2024
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ma dhinte waa Ilaahay.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacbi weynaha reer Somaliland ee uu ka baxay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wuxuu ahaa samafale, dowlad yaqaan ah oo taariikh iyo tilmaam wanaagsan kaga tagay dunida.
Madaxweyne Siilaanyo, waxa qof waliba ku xasuusanayaa horumarkii uu dalka gaadhsiiyay muddadii uu xilka hayay iyo dad isku hayntiisii.
Eebbe waxaan uga baryayaa jannooyinkiisa.
Waa Inaan fahanaa midnimadu inay tahay waajib sharciya oo diineed oo la ina faray illaahay iyo rasuulkiisuna ina fareen, waa inaan fahanaa inay tahay waajib caqli ah "
sheikh Mustafa H Ismail.
Nin oday ah oo la waydiiyay champion ka yaad taageeraysaa caawa iyo wixii uu ku jawaabay, Runtii Wuxuu Siiyay Wariyaha Jawaab Cibro Oogu Filan......
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Contacter la personnalité publique
Site Web
Adresse
Nantes