NRD Collection

NRD Collection

Share

Photos from NRD Collection's post 27/06/2025

Waxay mahad oo dhan u sugnaatay Rabbi weyne, Subxanahu watacaala, noo sura galiyey in aan ka furno magaaladda Jigjiga, kuna soo kordhino meherad nooceedu ku cusub yahay magaaladda — waa Milano Suits House & Rental!

Meheraddu waxa ay bixisaa adeegyada kireynta iyo iibinta dharka ragga oo tayo sare leh: suit-yada aroosyada, xafladaha, iyo munaasabadaha gaarka ah.

Waxaan si qalbi furan ugu mahadnaqaynaa dhammaan asxaabta, qoyska, iyo macaamiisha naga taageeray safarkayaga.

Waa mahadsan yahay qof walba oo naga caawiyay talo, dhiirrigelinba. Soo dhawoow, soo dhawayn iyo adeeg hufan oo ku raali galiya.

📍 Location: Jidka Ayardega, dhabarka Manaariyaagi h**e.
📞 Phone: +251 925 291 693
📞 Phone: +251 915 202 081

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Jigjiga
Jijiga