Dhugasho

Dhugasho

Share

Akhristayaashayada sharafta lahow, waxaannu ku hanwaynahay in aannu idiin soo bandhigno qaybtii koobaad ee Buugga Dhugasho, oo ah buug cusub oo Afka Soomaaliga ku bixi doonta, sidaad ogsoonti- hiin Afka Soomaaligu wuxuu leeyahay sooyaal aad u dheer oo leh suugaan taariikhi ah sida: maan- sada, maahmaahda, iyo fan murtiyeedka oo ay mahadhooyin aad u qoto dheer ku dheehanyihiin. Taasina waxay sababt

05/06/2024

Gabaygii Xarbi ismaaciil samatar

Hadduu gaalku noo kiin dhiboo, maanta naga dheelmo

Dhala-uus dhabbaha qaaliyeed, dhinaca Buunshaale

Xeryahaan kaliil h**e ku dhacay, dhaafin mahayaane

Intay dhagaxa hoos uga ridaan, dhuumin mahayaane

Dhoobada intay joojiyaan, dhoofin mahayaane

Nimankii seen isaga dhawnaa, dhaagi mahayaane..

Laakiin racaa websaykas si aad akhriiso...https://dhugasho.com/2024/06/03/gabaygii-xarbi-ismaaciil-samatar/

Want your business to be the top-listed Media Company in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Jijiga