Pro Ridwan Sheik Nur
28/05/2026
🚨🎖️| 𝐉𝐔𝐒𝐓 𝐈𝐍: Maamulka Manchester United si dhab ah ayay u jecel yihiin Mateus Fernandes taasi waa xaqiiqo. []
27/05/2026
🚨🇧🇷 BREAKING: Éderson Aad iyo Aad ayuu ugu dhow yahay inuu noqdo ciyaaryahan Manchester United ah!
United waxay ku dhowdahay inay dhameystirto heshiiska iydoo kooxdiisa Atalanta heli doonta lacag dhan £39m, shuruudaha lacag bixinta ayayna hadda ka wada hadlayaan labada kooxod iyo qaybaha ay ukala bixin doonto United iwm.
Halka heshiiska u dhexeeya United iyo Éderson horey loo dhammeystirey qandaraasku waa diyaar - waana heshiis shan sano ah.
Sidoo kale wali ansixinta k**a dambaysta ah ee United ayaa loo baahan yahay si waxwalba oo loo dhammeystiro. []
26/05/2026
🚨 | Senne Lammens ayaa badbaadiyay goolal ka badan goolhaye kasta oo kale oo ka ciyaaray Premier League xilli ciyaareedkan.
Tirada la sheegay celcelis ahaan waa +6.39 badbaadin — taasoo micnaheedu yahay inuu badbaadiyay fursado la filayay inay gool noqon doonan.
Taasi waxay si weyn u muujineysaa heerkiisa badbaadin iyo saameyntii-tiisa xilli ciyaareedkan. ❤️💪
26/05/2026
🚨🎙Rio Ferdinand:🗣“Saxiixa Robert Lewandowski ma aha fikrad xun, haddii la keeno United, waaya-aragnimada uu leeyahay iyo waxyaabaha uu bari karo Benjamin Šeško waxay noqon karaan kuwo waaweyn."
"Haddii aad aaminsan tahay in Sesko uu sii ahaan doono weeraryahanka Man United 5-sano ee soo socda ama ka badan.
Wax badan ayuu ka baran karaa Lewandowski, oo ah qof wanaagsan oo humble ah. Waxaan u maleynayaa inuu Sesko wax bari lahaa, hagi lahaa, isla markaana jihada saxda ah u tilmaami lahaa."
"Waxaan qabaa inuu noqon lahaa saxiix caqli gal ah. dabcan mushaharkiisu aad ayuu u weynaan lahaa, laakiin haddii aad rabto inaad kooxda faa’iido u sameyso, wuxuu noqon karaa presence weyn.”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
150-Km
Jijiga