Center For DSD
23/07/2024
The Center for Democracy and Sustainable Development (CDSD), in collaboration with PUNSAA, has trained 160 local observers who will be deployed across the districts of Garowe, Dangorayo, and Godobjiraan to monitor the local elections on July 23.
24/05/2023
Xarunta Dimoqraadiyada iyo Horumarka Waara oo dhanka farsamada ka taageeraysa Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee PUNSAA ayaa diyaarisay xarunta la socodka doorashada Puntland taas oo ay gacanta ku hayso PUNSAA.
24/10/2021
Waa diyaargarawgi ugu dambeeyey ee Xarunta lasocodka doorashooyinka Puntland oo laga hirgaliyay magaalada Qardho. Xarunta waxaa farsamo ahaan taageeraya masuuliyiin ka socda Center for SDGs oo ay ka mid yihiin Emmanuel Oluka iyo Ahmed Abdilahi Ducale. Doorashadu waxay ka dhacaysaa degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn maalinta beri ah oo ku beegan 25 ka October 2021.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Jigjiga
Jijiga