SDN
Our primary
and secondary aims are delivering UpToDate
and reliable news stories about the region and
the country to your news feed.
Sheekh Maxamed Xaliike
: Cabashooyin ka dhashay dhul ay dad shacab ahi sheegayaan in laga qaaday
"Anigoo dhiigkar iyo macaanka qaba ayaan dhulkan ku shaqeeyay. Uunsi baan ku warreejin jiray, toddoba carruur agoon ah ayaan korsanayaa. Sow ma cadaalad baa in dhulkaygii la iga qaado?" ayay tiri hooyo kamid ah dadka cabashada ka muujinaya dhul ay sheegtay inay ku lahayd magaalada Jigjiga.
Hooyadan ayaa ka mid ah ku dhowaad boqol qof oo toddobaadyadii u dambeeyay si isdaba joog ah uga cabanayay dhul ay sheegeen in laga qaaday. Sida ay dadka cabanaya sheegayaan, maalmo ka hor ayaa maamulka magaalada Jigjiga u qabtay kulamo iyo ballamo la xiriira arrintan, hase yeeshee waxay weli dalbanayaan in cabashadooda si caddaalad iyo hufnaan leh wax looga qabto.
Maamulka magaalada Jigjiga weli si faahfaahsan ugama jawaabin eedaha iyo cabashooyinka ay soo jeediyeen dadkaasi.
Saliga Nabiga Maxaa lagu helaa ?
Daawo; Obama oo Trump Ku Eedeenaya inuu Dagaalka Iraan Ku Fashilmay.
“ Waxa jirey heshiis, waxa ka baxay maamulkan Trump, ka dib awoodii Nukliyeerka Iraan ayaa cirka gashay ama sii xoogaysatay, ka dibna dagaal beynu galaynay, ka dib balaayiin dollar baa baxay, dad badan ayaa le’day, ka dibna isla heshiiskii h**e ayaa lagu noqday”
Obama ayaa dhulka ku jiiday talo xumada Trump, inay waxan oo dhan ku dhaceen.
Sheekh Mustafe haaruun
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jigjiga
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 00:00 |
| Tuesday | 09:00 - 00:00 |
| Wednesday | 09:00 - 00:00 |
| Thursday | 09:00 - 00:00 |
| Friday | 09:00 - 00:00 |
| Saturday | 09:00 - 00:00 |
| Sunday | 09:00 - 00:00 |