MMMM
03/02/2024
Isjiidjid dher kadib dagmada imay bari
Waxay hashay mamulkay inbadan sugayen runti warag dhalinyaro aha oomaskax cafimad qabto leh iyo aragti hogamined waxan urajaynaya mamulkas dagmada imay inay ushaqeyan sida mamulka dagmada CEELWYNE ookale runti waxa haysta dhalinyaro cafimada qabta badan ahan iyo maskax ahanba
Marka waxanleyahay bulashadana in hogaminta lahabaro oo layidhahdo allaha hanadhafiyo iyo iwm waxakafican in loduceyo in ilahay hogaminta nohagajiyo wamuhim hogamintu tu dagmo iyo deganba
Allaha haino hagajiyo hogaminta xaqana allha hawafajiyo kuwo diinta kudhaqma allaha inogadhigo
Aammmiiinnnn
24/12/2023
14/12/2023
Waxaan ummadda Soomaaliyeed la qeybsanayaa farxadda maanta soo hoyatay ee deyn cafinta oo muddo dheer loo soo halgamay. Hambalyo Hambalyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Addis Ababa