Wtv

Wtv

Share

15/04/2026

Muwaadin Maanta Qaado Kaarka Codbixinta Doorashada oo Barri ku dooro xisbigii kugu matali lahaa masiirkaaga!

07/04/2026

With Etv Af- Soomaali – I just made it onto their weekly engagement list by being one of their top engagers! 🎉

27/03/2026
Photos from Etv Af- Soomaali's post 02/03/2026
17/02/2026

Gudashada waajibaadka Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo sirasmi ah u bilaabanaysa maalinta bari ah.

***********************

"Maadaama bisha Ramadaan ay bilatay caawa, waxaa bari oo Arbaca ah si rasmi ah u bilaabanaya Gudashada waajibaanka Bisha barakaysan ee Ramadaan ee sanadka 1447 aad ee Taariikhda Hijrada" ,Golaha sare ee Arimaha Islaamka Itoobiya.

Golaha sare ee Arimaha islaamka ayaa faray dhamaan umadda muslimiinta bishan barakaysan ee Ramadaan Awgeed in ay quudiyaan ama afuriyaan Dadka danyarta ah maadaama bishan ay tahay biaha isfaciska iyo istaageeridda.

Ramadaan Wanaagsan.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Addis Ababa