Midnimo Media Post
Midnimo media post makes you changes alot on the reality in the ground availability of reliable information about socio-economic, development and political aspects in side Ethiopia and more focus on Somali state.
Guumeystihii qarnigii 19aad siyaasadii muxuu mw mustafe dabada u haystaa ma cid ku qasbaysa ayaa jirta annagu ma doonayno siyaasad "qaybi oo maamul ah" waa maxay sababta dhaatiyada kaladuwan bulshada loo kala xidhayo, kolba magacyo danbiilinimo takoor ah.
1. Heego, mw mustafe xukumadisu yey heego u taqanaa? Jwbtu waa cidwalba oo cabdi iley lasoo shaqeysay waa sidey iyagu shaatiga siyaasada ugu addeegsadaan, halkan dulmiga ku jira ee dadka lagu kala faaqidiyo takoorayo one day one time dulmigan wuu qarxi doona, addeer heego waa cidii faldanbiyeed cad oo cadaalada maxkamadu kuso cadeystay gaysatey laakiin masaakiintii shalay dulmanaa maantana ha laba dulmina(dulmi laba jeer ah).
2. Ganacsadihi shalay shaqeystey: cabdi ku siiyay, kan maanta shaqeysanaya mustafe ku siiyay, labaduba waa dulmi oo cadaalad la'aan iyo kalatakoor jira shalay iyo maanta.
3. Shaqaalaga dawladda: dhamaan waa wada heego ayey u taqanaa xukumadan cusub waxayna boosaskodi ka xayuubisay agaasimayaal baden kuway ku badashey waa bilaa tayo, ma shaqeystayaal wada "afenya" oo kulansanin aqoon, karti, xirfad, waayo aragnimo oo aan waxba ka aqoonin nidaamka dawladnimo. Waana kuwa qayb weyn ka ah kala qaybinta bulshada aqoonyahanku ha ugu horeeya. Dhibmaleh wakhtiga ayaa maalin uun saacidi doona aqionyahanka la kufsadey.
4. Heego fadilan iyo heego danbilayaal ah
5. Maxaabiis iyaguna aaminsan in dadku dulmiga ku daawanayey qaarkod cuqdad buuxisay oo bulshada kala fadilaya qaubinaya.
6. Nairobi, diaspora iyo keelo kale, aan waxba ogayn geeridii rasuulkana, aaminsan luuqada english pragraphs inay wax kuso kordhiyeen siyaasada xataa xisbigii ay katirsanaayeen caayaya leh waa xisbi baadil faashil ah.
7. Health officer maaliyad ah, geagraphy water ah, animal science administration ah, agriculture dalkhli ah, engineer madax xisbi ah iwm, oo kuwii takhasus zirfadaha lahaana la takooray, the time will who is right position?
8. Culumadii iyaguna kala qaybsan inti shay xidhnayn oo leh intii aan xidhnayn dulmiga ogaleyd waa heego.
9. Qabyaalad la jifeeyay oo bulshadi kala fogaynaysa(odayaal wax magacaawa laakiin aan xirfad iyo waayo aragnimo midna u eegayn, odhan xiligi cabdi ayuu shaqeynayey.
10. Habfikirki ummada oo aan waxba laga badalin shalay cadaaladdaro iyo maamulxumo maantana lamid.
Ummad iyadu iskuwada maqan oo guumeyste dulaystey ka dilay damiirkii iyo habfikirkii, madexweyne mustafe inuu sidan yeelo kala qaybiyo maamul guumeyste ayaa ku khasbaya hadana ina leh kaalaya Addisaba oo dulmiga heeryada iska dulqaada. Islaaya, canbaareeya, afuufa, isduleeya, isxidhxidha, isdhaca iwm. Markaa mucaaradkeena iyo muxaafadkenuba waa la haysteyaal u dhiban xidhan guumeystaha.
Free bulshada DDS si ay maalmuhu ugu kala duwanaadaan oo wakhtiga iyo dharaaruhu isku dhinac u dhaqaaqaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Addis Ababa