Page 12

Page 12

Share

29/08/2024

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 AmîîŕKä DÜñïda Môhâmêđ, Noor Axmad, Mustafa Mohomed

24/08/2024

Caruurtaada kuguma eedeyn doonaan maxaa hooyo cad oo qurux badan oo dhex yar oo ree hebel ah noogu doori waysay, balse waxay kugu eedeyn doonaan sababta aad ugu doori waysay hooyo akhlaaq iyo aqoonleh oo naxariis badan oo dadnimo iyo ixtiraamba leh.
☘️🌸🌿
Sidoo kale quruxeey cayaalkaaga kuguma eedeyn doonaan sababta aa ugu doori waysay aabo six pack leh oo qurux badan oo gaari wata oo milyoneer eh oo ree hebel ka dhashay, balse waxay kugu eedeyn doonaan sababta aa ugu doortay aabo balwad eh oo naxariis laheyn oo qeylo badan oo bakheyl ah oo dadka dhexdooda sumcad wanaagsan ku laheyn.

Hadaba wey fududahay qof dooqaaga ah inaa doorato lkn wey adagtahay aabaha ama hooyada caruurtaada ay ku farxi lahaayeen inaa si fudud ku hesho 🌼🌿

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Addis Ababa