Dbc

Dbc

Share

Photos from Dbc's post 19/06/2020

# Cuqaasha_iyo_Waxgaradka_Gobolka_Daawa_oo_Soo_
Dhaweeyay_Goaanka_Guddiga_Fulinta_ee_Xisbiga_Barwaaqo
*********************************************
**********************
Cuqaal, waxgarad, iyo Xildhibaano ka soo jeeda gobolka
Daawa oo maanta kulan ku yeeshay Hotelka Jigjiga
International ayaa si diiran u soo dhaweeyay go’aamada uu
qaatay Guddiga Fulinta ee Xisbiga Barwaaqo laantiisa
Soomaalida.
Hormuudka bulshada ayaa si khaas ah u soo dhaweeyay una
taageeray go'aankii ay dhawaan Gudiga Xidhiidhka ee Xisbiga
Barwaaao ee Soomaalida ay ku go’aansadeen inay u
magacabaan Madaxwayne ku Xigeenka Dawlad Degaanka
Soomaalida iyo Afhayeenka Barlamaanka ee isla Degaanka
Soomaalida
kulankan oo ay ka hadleen Ugaas Aadan Axmad iyo
Xildhibaano iyo Cuqaal kala gadisan waxaad kala socon
doontaan Rasmi Page

Want your business to be the top-listed Business in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Jgjiga
Addis Ababa