Eidan Tech

Eidan Tech

Share

11/10/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay caawa inuu qaatay Shahaadada Phd.

Photos from Eidan Tech's post 11/10/2022

Wacaal Darey Ah: Ardaydii ku xareysnayd Jaamacada Jigjiga (Jigjiga University) oo qaarkood caawa dhaawac kasoo gaadhay rabshado iyo isku dhacyo kadhacay Gudaha Jaamacada

Kadib markii isku dhac kayimiday
Ardayda ayaa Ciidamada Federaal Booliska oo adeegsanaya Sunta dadka kaga ilmaysiisa iyo Rasaas nool ayaa sababtay inay Arday badani halkaasi ku dhaawacanto

Halkaasoo Ardayda dhaawacantay lagu dabiibayo
Dhakhtarka weyn ee Suldaan Sheekh Xasan

Ardaydan ayaa Asbuucan lagusoo xareeyey jaamacada
si looga qaado Imtixaanka Fasalka 12aadka oo maanta bilaabmay

Eidan Tech

22/07/2022

Inagu waxaynu garab u nahay Xoogeena gaarka ah ee xinjirtooda inoo huraya xuduud iyo xaalad gudaba.

Inta xagjirka argagixisada xayaysiisa xabad ayaa inaga dhaxaysa, meeshay doonaan ha joogaane.

Al-qushaash iyo wixii lahalmaala ka adkin hada oo la joogo, kana adkaan doono mustaqbalka, horayna waynu uga adkayn.

Want your business to be the top-listed Business in Adama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Adama
1000