binu Ali
Hello everyone sbx wngsn my friend jumca jamil
Bismillah
Asc sxby hbn wngsn
Caawa waxaa rabaa inaa inaa laba arin kaga hadlo fariinteyda
1 waxaan u jambalaya eynayaa dhamaan ardeyda ku guuleesatay imtixaan ka shahaadiga ah ee dhawan natijadooda helay tan kale
2 . Waxaa fariin la wadaagayaa wasarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare taas oo ah
A. Ardayga baasay haddana wada dhowr maato oo dhacsan kana hooseeya darajada 50 kuna cad natijada
B. Maxay wasaaradu kumicneesay ardaygaasi oona u heli karin fursadaha scholarship ee jamacadaha dibada oona inta ugu badan aqoosaneny shahado mado ka dhacsantahay
Sidey usaameyneesaa ardeyda soomaaliyeed arinkaan ?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Cairo
Cairo