One Arsenal Somali Fans

One Arsenal Somali Fans

Share

03/05/2025

🚨🔴 Arsenal ayaa liiskeeda suuqa ee xagaaga ku darsatay Ademola Lookman oo baxsad ka ah kooxda reer italy ee Atlanta, Kooxo badan ayaa doonaya xidigan.

Wali isma badalin qorshaha xidiga, Lookman waxa uu doonayaa in uu qaado talaabada xigta ee mustaqbalkiisa xagaagan, imaanshiihisa Premier League waa suurtogal aad uwayn.

27 jirkan weerarka ka ciyaara ayaa qandaraas kula jira kooxda Bergamo ilaa 2027 waxana uu u dhaliyay 20 gool iyo todoba caawin tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Xigasho( 🇳🇬).

Wa’ane✍🏾.

12/04/2025

DEG-DEG: Wiilkii Yaraa Ee Brazilianka Ahaa Ee U'Afduubnaa Lewis Skelly Police-ka Lonodon Ayuu Ku Wareejiyay Wuuna Bad Qabaa Waqti Xaadirkaan.

Yarkii Brazilianka Ahaa Ayaa Ku Anda-dacooday in Cidiisa Uu Bariiska Usoo Dhiciyo Iska Sii daayo Maadama Cid Dhan Ay Fiirsanyso.

Hase Ahaate Lewis Ayaa Ugu Dhigay Qaladkii Uu Galay Mid lamid Ah Inuusan Galin Hadii Ay Dhacdana Uu Xabsi Daa'in ku xukumi doono.

Abdifitah Shakra

11/04/2025

🚨 Breaking: Bukayo saka iyo Declan rice ayaa diyaar u ah kulanka barri.!!!

Waxaa sidaas yiri Mikel arteta.

Ma qabtaa in la nasiyo bari

KAMIL FARAH

09/04/2025

Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahanki ugu horeeye taariikhda koobka champaha ee hal kulan 2 free kick dhaliya kulamada bug baxa champaha. El Generaale🔥👏🏻

KAMIL FARAH

Photos from One Arsenal Somali Fans's post 08/04/2025

Sawiro:' Qaar Kamid Ah Taagerayasha Kooxda Madaaficda Oo Ku Faraxsan Guusha Caawa.

Marti Ayey Idin Yihiin Saxipayal Ugu Yaraan 500♥️ gaarsiya.

Abdifitah Shakra

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Cairo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Distric 2
Cairo
3753450