IQRA Academy
IQRA Academy waa goob lagu barto Culuumta kala duwan Qaab offline iyo online ah, Qur'aan, tasxiix axkaamta, Luuqadaha, xisaabta ''Math'' � si aad u hesho war bixin kooban laxiriir xarunta No whatsapp +20 1040398630
11/05/2025
Barashada Culuumta Qur’aanka (علوم القرآن)🎯📝🎯📝
Ku bilow kitaabka Qaacida Nuraaniya si aad u barato xarfaha, akhriska saxda ah iyo dhawaaqa Qur’aanka. 📚
🎯Kadibna u gudub barashada mutuunka Tajwiidka iyo axkaamta 📚📚🎯
🥇si aad u noqoto qof Qur’aanka si fiican u aqriya, u fahma, uguna camal fali kara.
💐📚🖊️💐📖🥇
Koorso dhammeystiran + shahaado!”📖🎯
📍Talooyin Dhiirrigelin ah:📍
Akhrinta iyo qoristu waa furaha cilmiga oo dhan.📝🔐
Qur’aanku waa nuurka nolosha, barashadiisuna waa sharaf.📖💡
Qofkii barta wax akhrintooda, qoristooda iyo Qur’aanka — wuxuu furaa albaab kasta oo kheyr ah.📕📙📒📘📗📚📖
"Sida waddooyinka iyo dhirtu u qurxiyaan billicda magaalooyinka ayuu qur'aanku u qurxinaya qalbiyadeena, qubuuraheena, iyo wajiyadeena maalinka qiyaamaha,
Garo Qiimaha Quraanka Oo Baro Quraanka Maanta waa Fursad Bari aadan heli karin
academy.
.
.
dhaqsi ku baro.
Qur'aanka Baro.
carabiga.
English .
Af soomaaliga.
.
⭐️Talooyin ⭐️
🥰
Ilmaha luuqada ugu wanaagsan ay fahmi karaan waa inaad amaanto naftooda.
Ku dheh qof wanaagsan baa tahay
Qof daal badan baa tahay wax waad Baran kartaa
⏰️⏳️
Ilamaha waqti laqaado ugu yaraan hal saac maalintii casharkiisa ka caawi ku
Dhiira gali inuu yahay arday dadaal badan
🎁🎊🏆
U sheeg haduu wax barto inuu helo doono wax walba uu jecel yahay.
💌🤗➡️
Ilmaha luuqada ugu wanaagsan ay fahmi karaan waa inaad amaanto naftooda.
Ku dheh qof wanaagsan baa tahay
Qof daal badan baa tahay wax waad Baran kartaa
🏫Sida loogu diyaariyo ilmaha Dugsiga! 🏫
🚸
U diyaarinta ilmahaaga dugsiga waxay ku lug leedahay wax ka badan diyaarinta boorsada, iyo dharka skoolka iyo caawinta waajibka guriga (cashar)
🚸
Waxay ku saabsan tahay kobcinta hab-dhaqan toosan xagga waxbarashada iyo kobcinta xirfadaha muhiimka ah.
⚠️❌️📺📲
Ka ilaali daawashada badan TV iyo mobelka isagoo u yaala waajibaad dugsiga casharka,
🎯✅️📖📝😁
ku dheh markaad dhameyso waa jibkaaga ayaan ku sameynayaa wax walbo aad rabto
IQRA academy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Nasri City
Cairo