Isfahan Pro Som

Isfahan Pro Som

Teilen

07/08/2023

beriba waa maalin kaloo,
Haduu mowd kabadbaado,
SHAKEETI baa balan qaado

Xarunta ugu weyn waatane bal xaga YouTube sida Facebook ugusoo biira ,

beriba waa maalin kaloo,
Haduu mowd kabadbaado,
SHAKEETI baa balan qaado,

Ilaahay baryadiisu,
Baaqan walaalo,
Qosolkaan kubilaabo,
Beerku weydin cadaane,

Kolay wayska bilaashoo,
Taano kaabixi maysee,
Bash kasii Subscribetoo,
Buuxiyo igu kaaba,

Waligay idinkama bakhayline
Bal markiinaa wax muujiya,
Oo barbarkaas aan isla eegno,

Aduun aan isu noolnahay farxadeenu waa bilaa shuruuud ,

26/07/2023

Waayo aragnimadaydu waa waxyeelooyinkaygi h**e!!

Qore ABWAAN Qaraabo Jacayl

LE VRAI SUISSE IBAB - YouTube 06/07/2023

https://www.youtube.com/

Kani waa Youtubekayga Suisseka ah!!
Maanta ayaan furay igala soco oo Subscribe garee!!

Waxaan ahay saaxiibkiin wax fiican ayaan idiin keenayaa Insha Allaah waana idiin heelahanahay aaan isla shaqayno MAHADSANIDIIIN

LE VRAI SUISSE IBAB - YouTube Share your videos with friends, family and the world

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Geneva machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Adresse


1205 GENEVE
Geneva