Horyaal Media

Horyaal Media

Share

09/12/2025

PUNTLAND: Dib Ayaa loo dhigay Doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday in dib loo dhigay doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo.

Go’aankan ayaa yimid kadib markii wasaaraddu qiimaysay xaaladda guud ee gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, iyadoo sheegtay in loo baahan yahay muddo 24 saacadood ah si loo xalliyo tabashooyin yar yar oo jira.

Doorashadan ayaa muhiimad gaar ah u leh bulshada Gaalkacyo, waxaana dib-u-dhigista ay wasaaraddu ku sheegtay tallaabo lagu xaqiijinayo hufnaan iyo kalsooni ku dhisan wada-ogol.

Want your business to be the top-listed Media Company in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Weston Roud
Toronto, ON
M9N1W5