Gedo State
Deg Deg Qadar Oo Hub & Ciidan Somalia Keentay, Cirro Oo Mucaradka U Diiday Hargeysa
Barlamanka somaliya oo saxiixay heshiis Qatar ku ah somaliya iyo Ethiopia.
Gedo State
📹 Deg Deg S/Land Oo DF Ka Caawineysa doorashada, Ujeedada Xisbiga u samaystay Xasan Sheikh war kaso baxayaan.
Gedo State
05/13/2025
: Caburin iyo Afduub ka dhan ah shacabka Gobolka Gedo Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow afduub ka geystay degmada Garbahaareey, iyagoo si sharci darro ah gurigiisa uga qafaashay Axmed Xuseen Jaamac, oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ee deegaanka. Falkan ayaa cabsi iyo walaac xooggan ku abuuray bulshada deegaanka.
Shacabka Gobolka Gedo ayaa si isa soo taraysa uga sheeganaya cadaadis, caburin iyo falal sharci darro ah oo ay kula kacayaan ciidamo hoostaga Villa Somalia, kuwaasoo lagu eedeynayo in ay wadaan qorshe lagu wiiqayo amniga iyo nidaamkii kala dambeynta ee ka jiray gobolka.
Falalka nuucan ah waxay sare u qaadayaan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo, halkaas oo ay muuqato in dowladda Federaalka ay isku dayayso in ay cadaadis saarto dadka deegaanka si ay u meel mariyaan dano siyaasadeed oo gaar ah. Shacabka ayaa codsanaya in si degdeg ah loo joojiyo falalka xadgudubka ah.
Dowlada india ayaa xala dagal culus ku qaaday dowlada pakistain dowlada pakistain ayaa ayaa sheegty in laba diyaradod so riden
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Toronto, ON