DANAN FILMS
Hees boqoradayda .............................
Erayada iyo laxanka
Mahad fayte
Iyadoo dhamaystiran
Kadaawo linkga hoose...................................
https://youtu.be/RT_1YbT-wf4?si=0GXGJapafwgRx_gA
Muqdisho
Wolow aad madluun tahay
Muruga aad ku noolayd
Mudo saxal ku saarnaa
Ama mootar dhacayaah
Shacabkaagii mariyoo
kumacsuuntay geeridu
Kuwa maalma tagay iyo
Ku mashquulsan shalaybaa
Dabin kuu maleegoo
Mudnaan taada diidane
Muqdishooy ogsoo now
Maciin laa wayaashaad
magool kaagii baxayiyo
Mirahaagii siisaah
Midi kuu afeeystaye
Muqdishooy og sonow
Musbaaxii dalkaygaay
Africada madow iyo
Murutaaniyaan tagay
Masalkaaga dunidaba
Muqdishooy kumaan arag
Masiibadu way dhacdaa
Mugdiga waa lagabaxaa
Maqbuulka alaa hayeeh
Kamayro wixii kusoomaray
Muqdisho
Mahad fayte
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the establishment
Website
Address
Steeles Avenue
Toronto, ON