Influential Facts
02/01/2022
DIGNIIN K**A DANBEYS AH.
Mid kamida jamacaddaha ku yala magalada burco lkn se sheegan jirey inay hoos yimadan jamacadd kutaala Ethiopia aya baryahanba liq liqanaysey taas oo hada ku dhaw inay ba,bado,
Jamacaddan aya muddoyinkii ugu danbeyay ku hawlanayd inay iska bedesho magaci beenta aha ee ay muddo ardeyda lacagta kaga guranaysey,
Jamacaddan aya sido kale caan ku ah inay ka qalin jebiyaan ardey an so marin dugsi sare oo an sidan shahadada form fourka ah madama jamacadu tahay money oriented.
Isku so wada duubo dhaman aqoonyahanka, dhalinyarada iyo ardeyda jamacaddaha dhigta magalada burco ku yaala aya il gaara ku haya halka ay ku danbeyn doonto jamacaddan been abuurka ah ee ardeyda lacagta lagaga guran jirey,
Talada anu sinayno ardeyda mustaqbalka leh ee jamacaddas been abuurka ah dhigta waxa weeye intanay jamacadasi idinku dumin ka si diyaar garooba,
ardeyda qaar ayan mustaqbal ka fikirin oo ilashanaya lacag laga dayey ama bilaash loga dhigey semesters ka , iyo kuwo dane kale ku ilaashanaya ardeydaasna waxanu lenahay bishuba hortina ayey iman.
Influential Facts
influential.com Influential,A Online
Messi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Website
Address
Toronto, ON