Taliso Idil

Taliso Idil

Share

07/09/2026

Subax wanaagsan asxaabey, Maalinteenna aynu ku billowno istighfaarka, xuska Alle, Kuweena muraadka leh, Alle ha siiyo. Kuweena xanuunsanna, Rabbi ha siiyo caafimaad taam ah iyo shifa degdeg ah.

07/08/2026

Ilaahayow, gabadhaas yar Qur’aanka xafid ka dhig, hooyadeedna baari uga dhig. Markay weynaatana, lacag sii, diinteedana ku dhowr. Aamiin.

07/08/2026

Gabdhaha guursada ragga ajaaniibta marka ay ilmaheedi u horayso ay dhasho, sidee bay ugu aamintaa inuu sii hayo, iyadana ay u doona adeeg ama dahdeeda usoo qabsataa? Naf adagaa qoftaas🤣

07/07/2026

Trump ayaa tuujigiisa h**ey u sii qaatay Wuxuu ka Qayb galayaaa shir-madaxeedka NATO ee ka dhacayo Turkiga.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mississauga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mississauga, ON