Gamadiid

Gamadiid

Share

06/15/2025

CAASIMADA ISRAEL OO GUBANAYSO.

In ka badan 200 qof ayaa la soo sheegay in ay dhaawacmeen, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in ku dhowaad 35 qof wali la la’yahay oo ku hoos jira burburka.

Dhimashadana waxay kor udhaaftay labaatameeyo.

06/15/2025

🚨🇮🇷🇺🇸 IRAN OO WAX KABADASHAY WEERARKEDA. GANTAAL JAHWAREER KURIDAY NIDAAMKA DIFACA.

Iran waxay ku garaacday Israel gantaal cusub oo ay sheegtay inuu si fudud uga dhuuman karo nidaamyada difaaca cirka ee casriga ah ee ay Mareykanku bixiyaan.

Gantaalka waxaa la yiraahdaa “Haj Qassem,” waxaana loogu magacdaray jeneraal sare oo Mareykanku dileen dhowr sano ka hor. Qosol xad-dhaaf ah, miyaa?

Israel waxay gashay qalqal iyo isku dhexyaac.

Iran waxay sheegen Gantaalkaan inay marki ugu h**eesay isticmaaleen.

06/13/2025

Nin h**e uga tirsanaa hay’adda sirdoonka Maraykanka (CIA), haatana xabsi ku jira, ayaa shaaca ka qaaday xog qarsoodi ah oo tilmaamaysa in Israa’iil qorsheyneyso duqeymo ay beegsan doonto Iran, isagoo xusay xilliga la filayo in ay dhacaan weerarradaas.

Iran waxaaso dhan waxaat mooda inay iska indho tirtay hadana waxaa la beegsday xarumaheeda Nuclear ka sidookalana waxaa ladilay madaxdii ciidanka usareeyay.

Photos from Gamadiid's post 11/19/2024
Want your business to be the top-listed Media Company in Edmonton?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


10620 112 Street NW
Edmonton, AB
T5H3G8