Maadeys

Maadeys

Share

10/26/2025

Maadeys;β€”"Naagtaydii h**e fiicnaydaa" 😁😁
Xariifkanj waxa uu ku dheggan tahay kuwa is furo.

10/26/2025

Qosolka Maadeys

10/22/2025

Waa maadeys adduunyadu, dadkuna waa metelayaan.
β€”Jilaaa:- Sayidka barakeysan

10/15/2025

Meeshii Tiktok qaybtii Carruurtay iiga fureen😁😁

10/15/2025

🚨 Dhawaan xaaska fanaanka caanka ah ee Akon oo lagu magacaabo Tomeka Thiam ayaa ''Furriin' ka dalbatay fanaanka.

Waxay dalbatay LACAG dhan $100 MILYAN iyadoo tidhi "Xanuun kasta waan lasoo maray Akon, waan u qalmaa qaybtayda wixii aanu wada tabcanay"

Arrinta yaabka noqotay ayaa ah in maxkamaddu kaliya TOBBAN KUN oo dollar ugu tagtay Akoonkiisa isagoo lacagta inta kale ku qoray HOOYADII.

Casharkii Achraf Hakimi caalami buu noqday πŸ˜ƒπŸ™†πŸ½β€β™‚οΈ

10/15/2025

Faraska Madow, marka aad iska dhigeyso aqoonyahan belo ka dhacday.😁

09/04/2025

Xoog iyo Xeelad bay ku waddaa; Ilaahow la qabo.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Edmonton?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


11804 Abbottsfield Road Nw
Edmonton, AB
T5W3T6