Maxa'ed Max'mud
11/09/2024
Nin ilaah gargaaraan waqiis galin habaabayne.
Guushii ilaah baan sugiyo galabtii sheegnayde.
Galladaha ilaahay kabadan waxay guntaayaane.
Gantaalkii latuuraba wuxuu gudub usii rooro.
Guuxiisu yeedhyoow wuxuu gudcurka sii dhaafo.
Gab wuxu yidhaadaba intuu godad ka jeexjeexo.
Gaalkii qudhmunaa ayuu garam kasiiyaaye.
Guulee allahyow ninkii gaalka dabar gooyay.
10/26/2024
Waan layaabanahay anba sidaad ula yaabtay🤔
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Seattle?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
First Street SE, Washington, DC 20004
Seattle, WA
N/A
Seattle, WA
N/A