Mogadishu post

Mogadishu post

Share

Nearby advertising & marketing companies

Strother Communications Group
Strother Communications Group
222 S 9th Street Fl 41

03/30/2026

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay qabsadhada magaalada Baydhabo.

Muqdisho, 30 Maarso, 2026: Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer ka sifeeyeen maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa.

Dhinaca kale, saraakiisha amniga ayaa gudaha magaalada Baydhabo ka wada hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga, ka dib markii laga saaray magaalada maleeshiyaad uu marin-habaabiyay hoggaamiyihii h**e ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, gudaha magaalada waxaa kula kulmay shacabka Baydhabo, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ay wehliyaan qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Koonfur Galbeed oo horay uga soo horjeestay xadgudubyadii maamulkii h**e iyo xiriirkii lala yeeshay Khawaarijta.

Boqolaal ka mid ah shacabka Baydhabo ayaa gudaha iyo daafaha magaalada kusoo dhaweeyay Ciidamada Qaranka, iyagoo muujinaya sida ay ugu faraxsan yihiin in laga xoreeyay maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa iyo kuwii xiriirka la u0906u092a.

11/08/2025

Good night

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Wardhigley
Minneapolis, MN