Apdulweli mohamed

Apdulweli mohamed

Share

05/30/2026

Haye Taliye ⚽️👇 Arsenal Funs

11/01/2025

Bad News👀🚨 Anas Waa dhaawac.😭

weeraryahanka degmada Warshiikh ayaa dhaawac soo gaaray ka hor kulanka finaalka koobka degmooyinka ay la leeyihiin Degmada Howl-wadaag.

Anas ayaa ku dhaawacmay tababarka xulka Qaranka soomaaliya maadama uu kamid yahay xidigaha 17-sano jirada xulka.🇸🇴

dhaawaca wuxuu ka soo gaaray lugta midig gaar ahaan canqawga.

waxaan u rajayna inuu helo caafimaad deg deg ah🤲🏻

Want your business to be the top-listed Media Company in Milwaukee?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


4601 South 1st Street
Milwaukee, WI
53207