MADER MEDIA

MADER MEDIA

Share

We focus on informing, educating, and inspiring our audience through accurate and up-to-date media coverage. Your trusted source for stories that matter.

12/02/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tansaaniya ayaa soo gaadhay Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan, ayaa timid Addis Ababa si ay uga qayb gasho Shir Madaxeedka 39-aad ee Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika.

Markii ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Bole, waxaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha, Muferihat Kamil, iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadd

09/02/2026

DEG DEG Warbahinta oo la dhacsan hadalkii Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa baahisay nuxurka hadalkii Ahaa

haddii 5somaliyeed la doonayo Djibouti haloo yeedho,NFD haloo yeedho somali galbeed halo yeedho miyanu hadalkasi ka Turjumayn waqiciga jira?

Want your business to be the top-listed Media Company in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Togwajale
Jijiga