Coach Mariam

Coach Mariam

Share

04/07/2026

Bandhiga ugu wayn ee warshadaha halkan ayuu ka dhacaa. H**e ma u mqashay?

04/01/2026

Ganacsatada guulaysatay halkan bay yimaadaan..adigu diyar ma u tahay?

03/04/2026

Ma ogtahay inuu jiro adeeg kuu badbaadinaya lacag iyo waqti badan

02/20/2026

Wakhtigan abaaraha afurinta qof baahan cuno kaliya ma aha waa badbaado

01/22/2026

Meelo badan ayan idiin xayaysiiyey maanta se waa dalkeenna

01/20/2026

Wali xaramka dhexdiisa wax ma lagaaga xaday?

Photos from Coach Mariam's post 01/11/2026

Ma ahayn safar kaliya…
waxay ahayd la kulan qalbigayga dhexdiisa ah.

Waxaan imid anigoo daalan, qalbi culus sida buur,
ilmo qarsan, su’aalo aan jawaab u helin,
iyo nolol aan marar badan is weydiiyay:
“Ilaahay ma i maqlayaa?”

Markii aan indhahayga ku dhuftay Kacbada…
wax walba way aamusmeen.
Dunidii oo dhan hal daqiiqo ayay istaagtay.
Waxaan dareemay inaanan kaligey ahayn.
In aanan lumin.
In aan weli la ii jeclaanayo, xitaa markaan is necbahay.

Laakiin Kacbadu kaliya iima noqon qurux…
waxay ii noqotay xasuus Aakhiro.
Mar kasta oo aan eegana,
waxaan xasuustaa maalinta Yawmal-Qiyaamo –
maalin aanan waxba la iman doonin
marka laga reebo qalbi Alle u laaban.

Waxaan halkan ku bartay in jabku uusan dhammaad ahayn,
ee uu yahay bilow.
In ilmadu aysan tabar-darro ahayn,
ee ay tahay qalbi Rabbigiis u cararaya
isagoo ka baqaya maalinta la istaajin doono hortiisa.

Waxaan imid anigoo culays sita…
laakiin waxaan ka tegi doonaa anigoo rajo wada,
anigoo og in dunidu mar dhammaan doonto,
laakiin waxa qalbigayga ku qoran halkan
uu ii ifin doono maalinta xisaabta.

Cimradani ma ahayn camal kaliya…
waxay ahayd bogsasho,
waxay ahayd dib u dhalasho,
waxayna ahayd ballan aan naftayda la galay:
in mar kasta oo aan Kacbada xasuusto,
aan xasuusan doono Aakhiro,
oo aan u diyaargaroobo maalinta
aan Rabbigay la kulmi doono.

Ilaahayow, qalbiga halkan ku nastay
ha u oggolaanin inuu mar kale lumiyo jidkaaga 🤍

12/30/2025

Maxaa kaa hortaagan dalabka onlineka?
Appkan cusub ayaan kuusoo helay

12/28/2025

Fursadii ugu qaalisanayd een waligay idiin sheego waa tan

12/24/2025

Ma aha inta aad haysato e waa inta aad bixiso tusaale nool

12/23/2025

Tickets ka ugu jaban meeshaan ka goosto iyo cargo qiimahiisa jaban yahay ayad ka helaysaa

Want your business to be the top-listed Media Company in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

http://maryan.com/, http://maryan.com/

Address

3030 Squirrel Ridge Drive
Columbus, OH
43219