Suleiman Hashi

Suleiman Hashi

Share

An esteemed and reliable senior journalist with a wealth of experience in political analysis, news reporting, programming, and insightful commentary on a global level.

04/17/2026

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Qoraal uu soo dhigay bartiisa Truth Social ayuu ku shaaciyay in Iiraan ay ku dhawaaqday in marin biyoodka Hormuz uu si buuxda u furan yahay, isla markaana diyaar uu u yahay inay maraan maraakiibta.

Dhinaca kale Trump ayaa sheegay in xayiraadda ciidamada badda ee saaran Iiraan ay sii jiri doonto illaa heshiis rasmi ah ay galaan Mareykanka iyo Iiraan.

Hashi 04/16/2026

Hashi 45 likes, 1 comment. "Iraan oo Dagaal u Diyaar Garoowday Shacabkana Baaq u Dirtay"

04/16/2026

Waa Sidee Xaaladda Gacanka Hormuuz

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Columbus, OH