Tisqaad Computer Science College
05/25/2026
Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT billow ah waxaanad ku qaadan doonta
Takhasusaadka kala ah :-
✅ Hardware & Troubleshooting
✅ Multimedia
✅ Web Design
✅ Network Essentials
✅ Database
✅ Programming Language
waxaad Hali Doonta Maalmaha Caadiga Ah Iyo Khamiista Iyo
Jimcaha
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: ☎️511889 || 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680
05/14/2026
FullStack Web Development Course
Week 1 : Module 1 - Html
Click here to claim your Sponsored Listing.