Eng Colaad
16/03/2026
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uusan si weyn ugu baahnayn saliid ka timaadda marin-biyaha muhiimka ah ee Strait of Hormuz.
Si kastaba ha ahaatee, Trump ayaa ku baaqay in dalalka xulafada la ah Mareykanka ay diraan maraakiib dagaal si ay u ilaaliyaan amniga marin-biyahaas, maadaama dalal badan ay ku tiirsan yihiin saliidda ka timaadda Bariga Dhexe.
Trump wuxuu sheegay in h**e Mareykanku uu ku tiirsanaa saliidda gobolkaas qiyaastii 10%, balse hadda baahidaas ay aad u yaraatay. Wuxuu sidoo kale ku adkeeyay in dalalka sida weyn ugu tiirsan saliidda Bariga Dhexe ay qaadaan masuuliyadda ilaalinta marinada ay sahaydooda ka timaado.
Marinka Strait of Hormuz ayaa ah mid ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee maraakiibta shidaalka adduunka, halkaas oo saliidda caalamka ay ka gudubto.
🌍📰
30/09/2025
TikTok · ENG COLAAD Check out ENG COLAAD’s post.
30/05/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa shaacisay jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka, Sannad dugsiyeedka 2024/25.
Maadooyinke Kuugu Adag Examka Aad Geleyso?.
OLAD AHMED MOHAMED
Beesha Owbakar Gaabane Ayaa Cudad Ciidan Kusoo Bandhigtay Deeganka ee Degmada Cadale, Gobolka Shabelaha Dhexe .
Besha Oo Dagaal Xogan Kula Jirta Khawaarijta Ayaa Sheegtay In Aay Diyaar Yihiin Ciribtirrka Khawaarijta Shabelada Dhexe Jogta.
OLAD AHMED MOHAMED