dhexkujire.com

dhexkujire.com

Share

10/09/2022

Madaxweynaha horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa la sheegay in uu diyaarinayo dacwad ka dhan ah Premier League oo uu u gudbinayo UEFA, kaddib markii horyaalka Premier League uu xagaagii tegay suuqa geliyey lacag ku dhow £2 bilyan oo Gini oo ay kooxihiisu ku iibsadeen ciyaaartooyo cusub, taas oo ay suurtogal tahay in ay jabiyeen sharciga dhaqaalaha.

13/06/2022

Kooxaha Liverpool Iyo Manchester City ayaa qasnadahooda u jabiyey xagaagan sidii ay mid waliba u heli laheyd xiddigo weerarka ka cayaara (No. 9) iyada oo ay Horyaalka Premier league keeneeen.

Darwin Núnez iyo Erling Haaland oo ay kasoo kala qaateen kooxaha Benfica iyo Dortmund.

Awil Ali Jama

02/06/2022

Rasmi: Rudiger waa ciyaaryahan Real Madrid ah.

Xiddigaan ayaana beeca xorta ah kaga wareegay kooxda Blues Chelsea.

Awil Ali Jama

29/05/2022

Sanadkaan cusub iyo kooxaha ka cayaaraya horyaalka Premier League 2022-23 :

FG: waxaa sanadkaan kusoo biiray kooxaha kala ah Bournemouth , Fulham iyo kooxda Nottingham Forest.

Kooxdee taageertaa adiga?

Arsenal
Aston Villa
Bournemouth ⬆️
Brentford
Brighton
Chelsea
Crystal Palace
Everton
Fulham ⬆️
Leeds
Leicester
Liverpool
Man City
Man Utd
Newcastle
Nottingham Forest ⬆️
Southampton
Tottenham
West Ham
Wolves

✍️ Awil Ali Jama Soona

28/05/2022

Thibaut Courtois ayaa noqday gool-hayihii ugu horeeyay ee rikoor sameeyay isagoo 9 badbaadinood hal kulan . Sidaasna ku noqday ciyaartooygii ugu fiicnaa garoonka.

Want your business to be the top-listed Media Company in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Esenyurt
Istanbul
146