Abdalrsheed Mose

Abdalrsheed Mose

Share

15/02/2024

Sh Almis Yahye Ibrahim baanu goor casar ah ku kulanay magaalada İstanbul waxaana la qaatay wakhti yar oo illaa 20 daqiiqo ah, waayo arragnimo iyo sheekooyin dhiirigalin ah kadib waxa uu sheekhu i waydiiyay magacaygii detana waan u sheegay dabadeedna waanu ismacasalaamaynay.

Mudo kadib anniga oo Hargeisa dhexmaraaya ayaanu iska hornimid Sheekh Almis Yaxye agagaarka Dahabshiil international bank HQ ee Hargeisa waxanan isku qanciyay inaanu sheekhu i xasuusan waana dhaafay, Sheikh Almis Sheikh Yahye intuu si xarrago leh u istaagay ayuu igu yidhi “NİNKAASİ MİYAANU AHEEN NİNKİİ AAN İSTANBUL KU KULANAY” isagoo farfiiq yaroo quruxbadan ku daraaya, intaan isku naxay baan ku yidhi ”HAA SHEEKH, WAXAN İSLAHAA KUMA XASUUSTEE “ Kuye “ MAGACAAGİİNA SOW ABDİSHAKUR MU AHEE” taas oo soo dhaweeeyey %80.

XUSUUSTA SHEEKHU WAA MİDA İGA YAABİSAY !

Alle haka abaalmariyo dadaalka iyo tacabka uu bulshada ku dhisaayo waa faylashuuf islami ah oo inagu dhex nol .

03/01/2024

Dawladda Yuhuuda waxay ku billaamatay inay xaafado deegameed ka samaystaan dhulkii Falastiiniyinta 1884, gaarahaan magalada " Haifa ", sidoo kale xaafadii ugu horaysay ee yahuud badhaxtiran dagaan Haifa waxay aheyd Hadar Hakarmel 1891.
1909 waxay Yuhuudii aasaastay magalada "Tel Aviv", 1918 kii wuxuu dhul ballaadhsigii yuhuudu gaadhay 51 xafadood,si lamid ah kororka xaafad degaamedka waxa kordhay tiradii yuhuuda ku noleed dhulka Fastiniyiinta oo gaadhay 700 kun oo qof.
النكبة الفلسطينية .. هكذا بدأت القصة

30/11/2023

Xarunteena MINNESOTA 🇺🇸

Somali Transport and Trade Consultancy
8379 Tenth Ave N
Minneapolis, MN 55427
United States.
phone 9526071849

Xarunteena COLUMBUS🇺🇸

5638 Columbus Square
Columbus, OH 43231
United States
phone +1 (614) 779-4057

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Istanbul
34104