Zack TV

Zack TV

Share

15/06/2025

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian; “Iran ma geli doonto wax wadahadal ah inta ay Israa’iil sii waddo weerarrada…. Waa khalad in loo maleeyo Iran in marxaladan ay wadahadal soo fadhiisanayso.”

26/05/2024

Sirdoonka Yuhuuda ee loo yaqaano Mossad ayaa la kulmay fadeexo aad u culus kadib markii ay faafiyeen sawir ay ku sheegeeyn inuu yahay hogaamiye sare oo ka tirsan Dagaalyahanada Falastiin kaas oo ay ku dileen Gaza laguna magacaabo Maxamad Shabaana. Fadeexada ayaa soo baxday kadib markii la ogaaday in sawirka ay faafiyeen uusan ahayn hogaamiye Falastiin ah balse uu yahay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka wadanka Masar. Xildhibaanka Masaarida ah ayaa sheegay inuu maxkamad la tegi doono Yuhuuda.

09/10/2023

‏قَاتِلُوهُمْ يُعَذِّبْهُمُ اللَّهُ بِأَيْدِيكُمْ وَيُخْزِهِمْ وَيَنصُرْكُمْ عَلَيْهِمْ وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍ مُّؤْمِنِينَ
‏⁧‫ ‬⁩

08/10/2023

Yahuuda oo lagu layay dhulka ay xooga ku hestan

08/10/2023

{ٱدْخُلُواْ عَلَيْهِمُ ٱلْبَابَ فَإِذَا دَخَلْتُمُوهُ فَإِنَّكُمْ غَٰلِبُونَ ۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَتَوَكَّلُوٓاْ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ}

Want your business to be the top-listed Media Company in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Istanbul
252