Caalami Repair
Ma ma ka jabtay shaashadda telefonkaagu? Ma rabta in aad dib u iibiso ama aad ku badesho telefon kale? Alim Repair waxay ku haysa shaashad (display) tayo sare; isla markaasna aan laga dareemayn in laga badelay.
☎️518343
Caalami Repair The best repair shop in somali region.!
23/08/2025
Ka badalista batteries-ka telefoonadda waa ku diyaar macmiil.
☎️518343
20/08/2025
Macmiil Kulaylka xad-dhaafka ah ee telefonkaagu waxa uu wax yeeli kara cafimaadkaga iyo shoodh garayna telefonkaaga.
☎️518343
12/08/2025
Macmiil waxa la gaadhay xiligii aan idiin mahadnaqi lahayn. Mahadsanid sida aad noogu aamintay telefonkaaga🤳
☎️518343
📍Hargeisa, Ka soo horjeedka Somcable.
Telephone
Website
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 22:00 |
| Tuesday | 07:00 - 22:00 |
| Wednesday | 19:00 - 22:00 |
| Thursday | 07:00 - 22:00 |
| Saturday | 19:00 - 22:00 |
| Sunday | 07:00 - 22:00 |