U-Lead Institute
26/05/2026
๐โจ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ฑ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ โจ๐
Hambalyo!!! Waxaan Farxada la qeysaneynaa Maamulka, Howlwadeenada , Macallimiinta, iyo Ardayda dhammaan waxaan idiin leenahay:
๐ Ciid Mubaarak! ๐
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inaga yeelo kuwa ku Ciida farxad, caafimaad, iyo nabad.
Munaasabaddan qiimaha badan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Nagu Xiran u rajeynaynaa:
๐ Guul iyo horumar
๐ค Midnimo iyo is ixtiraam
๐ Farxad iyo barwaaqo
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู
Eid Mubarak to you and your family! ๐ธ
26/05/2026
๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ๐ผ ๐
Maalintani waa mid ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka.
Waa maalin ducada la aqbalo, dambiyada la dhaafo, lagana xoreeyo addoomo badan Naarta.
๐คฒ ๐๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ธ๐ต๐ฒ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฒ๐ฒ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ป:
ููุง ุฅููููู ุฅููููุง ุงูููู ุ ููุญูุฏููู ููุง ุดูุฑูููู ูููู ุ ูููู ุงููู
ููููู ูููููู ุงููุญูู
ูุฏู ุ ูููููู ุนูููู ููููู ุดูููุกู ููุฏููุฑู
๐๐๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐:
โAllah kale oo xaq lagu caabudo ma jiro Allah mooyee, Waa Alle Kali ah oo Cid wax lawadaagto Majirto, Hantida iyo boqortooyada Isagaa leh, mahad oo dhan Isage Usugnaatay, Waana Allah wax kasta waa karo oo Awooda.โ
๐ ๐ก๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ด๐ ๏ทบ ๐๐๐
๐๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ:
โMa jiro maalin Allah ka xoreeyo dad badan oo ka dambeyeya Naarta sida Maalinta Carafo.โ
(Sahih Muslim)
โ
Badi Ducada iyo Alle Bariga
โ
Aqri Qurโaanka iyo Ducooyinka Sugnaaday
โ
Towbad Keen Allahna Cafis Weydiiso
๐ค Allah Naga Aqbalo Ducadeena, Dambiyadeena Allah Dhaafo, Kuwa Naarta Laga Xoreeyo Ayaa Nagu Daro. Aamiin.
26/04/2026
๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต
Macadka U-Lead Institute waxa uu kugu bishaareeynaa in uu kuu diyaariyay ๐ช๐๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐๐๐ ๐๐ oo Cinwaankeedu yahay ๐ป๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ณ๐๐๐, ๐บ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐ oo ah (๐๐๐๐๐ฅ ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ ๐), taas oo aad ka Daawan karto , Barteena Youtube-ka ee U-lead Institute, si Bilaash ah.
U-Lead Institute 13 likes, 3 comments. "Casharka 1aad: Koorsada Badal Noloshaada oo Qaabey Mustaqbalkaagaโ"
20/03/2026
๐คฒ๐CIID ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค ๐คฒ๐
Maamulka,, Macallimiinta iyo Howl-wadeennada ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐จ๐น๐ฒ๐ฎ๐ฑ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ waxa ay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciida u dirayaan dhammaan ummada Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed (CIID WANAAGSAN) ๐๐ธ๐ด
Allah naga aqbalo acmaashii suubaneyd ee bishan Ramadaan.