Sir Issack Adeeri
Aad ayaad ugu mahadsantahay fariinta aad iisoo dirtay, waan kaaga soo jawaabayaa i.n Fadlan wixii macluumaad ah fariin ahaan igu reeb ama ila soo xariir whtsApp 0617919428 ama 0611003033 .
11/06/2026
WAR WEYN: OMAR ARTAN ➡️ UEFA SUPER CUP
Xiriirka Qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay in garsoore Omar Artan uu dhex-dhexaadin doono kulanka UEFA Super Cup ee dhexmari doona kooxaha Paris Saint Germain & Aston Villa.
“Waxaan ku faraxsanahay inaan kula wadaagno in garsooraha Soomaaliga ah (Omar Artan) uu dhex-dhexaadin doono ciyaarta xiisaha badan ee u dhaxeysa PSG & Aston Villa” ayaa lagu baahiyay baraha bulshada Xiriirka Qaaradda Yurub ee UEFA
Kulankaan ayaa 12-ka August ka dhici doono Salsburg 🙆🏾♂️🏆
Click here to claim your Sponsored Listing.