Digsi

Digsi

Share

Magaceyga Ali moh'ud
Halkan waxan kugula wadagi dona muqalo , iyo qormooyin ku xiiso geliya inshallah.

12/06/2026
11/07/2024

Benjamin Farankalin ayaa yidhi "Dadku intooda badan waxay dhintaan iyagoo 25 jir ah, balse waxaa la aasaa iyagoo 75 jiro ah" Maahmaahdaa hadii lagu dhaho adigu micno u sameyso, maxaad ku micneyn lahayd.

Fikirkeyga: 25 waa wakhtiga ugu wacan ee aad rajo dhisan karto waxbaran karto hadii aad wakhtiga aad dhaafto waad dhimaty nolol ahaan.
Digsi 👈❣Nagu so biir

09/07/2024

Xoolo raggeed Feedho ka xisaabsan!.

Ishowspeed oo ah YouTuber iyo TikToker caan ah oo wayaahanba socdaa ku maraayey qaaradda Yurub ayaa ugu danbeyn yimid Dalka Switzerland maalintii ey dhaceysay ciyaartii Swisska iyo Egland, SPEED ayaa markuu imaanayey lasoo xiriiray Gabadha caanka ah ee Alisha Lehmann oo u dhalatey dalkaan Swizerland si ey u soo tusto meelahaa uu u baahanyahay inuu tego inta uu joogo Swisska.

War yaanan idinku daaline,wuxuu ka dalbaday iney geyso meelahaa sacaadaha ugu qaalisan Swisska lagu gado maadaba dalkaan uu yahay Dalka saacadaha ugu qaalisan adduunka soo saara, Speed ayaa damcay inuu gato saacad 90,000 CHF lacagta Swisska oo u dhiganta lacag ku dhow $100,000.Alisha ayaa dhahday miyaadan saacad ii iibineyn?.

Speed ayaa dhahay “qaado saacadaa rabto waxayna qaadatey saacad 75,000 lacagta Swisska ah $80,000 iyo xoogoo ,balse wuxuu damcay inuu u xiro oo Romatic jilaan.Kedib waxay iska soo jartey saaxiib ayaan leeyahay(I have a boyfriend), Hadalkaas markuu maqlay Speed, boqol ayey ka gaartey wuu xanaaqay ,Ok hakuu iibiyo saaxiibkaa ayuu dhahay halkaas ayaa lagu tegay iyadoo Kala xanaaqay.

Alisha oo ah ciyaaryahanad caan ah ayaa inta xanaaqday bey Instagramka unfollow dhahday intii ey usii socdeen goobta ey ka daawanaayeen ciyaartii Swisska iyo Egland, Sheekadan ayaa aad loo hadal haayaa adduunka,Alisha ayaa mar tiri ciyaaryahan caan ah ayaa iga dalbaday inaan hal habeen kula seexdo $100,000,manateyna 20 jirkaan Youtuberka ah ayey saacad ii qaad ku tuugeysaa.

Gabdhow joojiya babay cash ayaan rabaa xoolo raggeed xabadka ka xisaabsan lol.

Telephone